Yexesqeel 39:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay gooni ahaan u sooci doonaan rag had iyo goorba dalka dhex mara inay meydadka dhulka ku hadhay aasaan, si ay dalka u nadiifiyaan, oo toddoba bilood dabadeed ayay wax baadhi doonaan.

Yexesqeel 39

Yexesqeel 39:11-21