Yexesqeel 38:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Adigu waad soo kici doontaa oo waxaad u iman doontaa sida duufaan oo kale, oo waxaad ahaan doontaa sida daruur dalka qarisa, adiga iyo guutooyinkaaga oo dhan, iyo dad faro badan oo kula jiraba.

Yexesqeel 38

Yexesqeel 38:1-15