Yexesqeel 38:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse wakhtiga Juuj uu dalka reer binu Israa'iil ku soo kici doono ayaan aad iyo aad u cadhoon doonaa, ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay.

Yexesqeel 38

Yexesqeel 38:11-20