Yexesqeel 37:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu igu yidhi, Lafahan la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Lafahan engeganow, bal erayga Rabbiga maqla.

Yexesqeel 37

Yexesqeel 37:1-5