Yexesqeel 37:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo quruumuhuna waxay ogaan doonaan in aniga Rabbiga ahu aan reer binu Israa'iil quduus ka dhigo, markii meeshayda quduuska ahu ay weligeedba dhexdooda ku sii taallo.

Yexesqeel 37

Yexesqeel 37:20-28