Yexesqeel 37:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo addoonkaygii Daa'uud ayaa iyaga boqor u ahaan doona, oo kulligoodna waxay lahaan doonaan adhijir qudha; oo weliba xukummadayday ku dhex socon doonaan, oo qaynuunnadaydana way dhawri doonaan oo way wada samayn doonaan.

Yexesqeel 37

Yexesqeel 37:21-26