Yexesqeel 36:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse idinku buuraha reer binu Israa'iilow, waxaad soo bixin doontaan laamihiinna, oo waxaad midhihiinna u dhali doontaan dadkayga reer binu Israa'iil, waayo, iyagu dhaqsay u iman doonaan.

Yexesqeel 36

Yexesqeel 36:6-10