Yexesqeel 36:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxaan idin siin doonaa qalbi cusub, oo ruux cusubna waan idin gelin doonaa; jidhkiinnana qalbigii dhagaxa ahaa baan ka dhex bixin doonaa, oo waxaan idin siin doonaa qalbi jiidh ah.

Yexesqeel 36

Yexesqeel 36:21-28