Yexesqeel 36:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaan iyagii quruumaha ku kala dhex firdhiyey, oo waddammaday ku kala firidhsanaayeen. Waxaan iyaga u xukumay siduu socodkoodu ahaa iyo siday falimahoodu ahaayeen.

Yexesqeel 36

Yexesqeel 36:14-21