Yexesqeel 36:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilka Aadamow, markii reer binu Israa'iil ay dalkooda dhex degganaayeen waxay ku nijaaseeyeen socodkooda iyo falimahooda, oo jidkooduna wuxuu hortayda kula mid ahaa sidii naag caado qabta xaylkeed oo kale.

Yexesqeel 36

Yexesqeel 36:15-26