Yexesqeel 36:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Mar dambe dad ma aad baabbi'in doontid, oo quruuntaadana mar dambe ma aad gablamin doontid.

Yexesqeel 36

Yexesqeel 36:8-17