Yexesqeel 36:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hubaal waxaan ka dhigi doonaa in dad kugu dul socdo, waana dadkayga reer binu Israa'iil, oo way ku hantiyi doonaan, oo dhaxalkoodii baad ahaan doontaa, oo haatan ka dibna mar dambe ma aad gablamin doontid.

Yexesqeel 36

Yexesqeel 36:11-22