Yexesqeel 36:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan idinku badin doonaa dad ah reer binu Israa'iil oo dhan, xataa kulligoodba, oo magaalooyinka waa la degi doonaa, meelaha burbursanna waa la wada dhisi doonaa.

Yexesqeel 36

Yexesqeel 36:5-18