Yexesqeel 36:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Wiilka Aadamow, buuraha reer binu Israa'iil wax u sii sheeg, oo waxaad ku tidhaahdaa, Buuraha reer binu Israa'iilow, bal erayga Rabbiga maqla.

Yexesqeel 36

Yexesqeel 36:1-8