Yexesqeel 35:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo buurihiisana waxaan ka buuxin doonaa raggiisa la laayay, oo kurahaaga, iyo dooxooyinkaaga, iyo webiyaashaadaba waxaa ku dhici doona kuwa seefta lagu laayay.

Yexesqeel 35

Yexesqeel 35:1-15