Yexesqeel 35:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Weligaa had iyo goorba nacayb baad reer binu Israa'iil u qabtay, oo waagii masiibadoodii iyo waagii ay xumaantu dhammaatay ayaad reer binu Israa'iil xooggii seefta u gacangelisay,

Yexesqeel 35

Yexesqeel 35:2-11