Yexesqeel 35:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad ogaan doontaa inaan anigoo Rabbiga ah maqlay caydaadii aad buuraha reer binu Israa'iil ku cayday oo dhan, adoo lahaa, Iyaga cidlaa laga dhigay, oo annagaa lanoo siiyey inaan baabbi'inno.

Yexesqeel 35

Yexesqeel 35:11-13