Yexesqeel 34:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Idahaygii waxay ku dul wareegeen buuraha oo dhan iyo kur kasta oo dheerba; oo adhigaygii wuxuu ku kala firidhsanaa dhulka oo dhan, mana jirin cid raadisa oo doondoonta.

Yexesqeel 34

Yexesqeel 34:5-13