Yexesqeel 33:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase ahaatee haddaad sharrowga jidkiisa uga digtid inuu ka soo leexdo aawadeed, laakiinse uusan jidkiisa ka soo noqon, markaas isagu xumaantiisuu ku dhiman doonaa, laakiinse adigu naftaadaad samatabbixisay.

Yexesqeel 33

Yexesqeel 33:6-16