Yexesqeel 33:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Buunka dhawaaqiisuu maqlay, mase digtoonaan, dhiiggiisu isaga uun buu saarnaan doonaa. Hadduu digtoonaan lahaa, naftiisuu samatabbixin lahaa.

Yexesqeel 33

Yexesqeel 33:1-10