Yexesqeel 33:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, waxaad iyaga u tahay sida balwo caashaq ah oo uu mid cod wanaagsan oo alaab muusikeed si wacan ugu cayaari yaqaan ku balweeyo, waayo, erayadaada way maqlaan, laakiinse innaba ma ay yeelaan.

Yexesqeel 33

Yexesqeel 33:25-33