Yexesqeel 33:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dalka cidla iyo yaab baan ka dhigi doonaa, oo kibirka xooggiisuna wuu dhammaan doonaa, oo buuraha reer binu Israa'iilna cidla bay noqon doonaan, si aan ciduna u dhex marin.

Yexesqeel 33

Yexesqeel 33:27-32