Yexesqeel 33:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilka Aadamow, dadkaaga la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Markaan seef dal ku soo daayo, haddii dadka dalkaasu ay nin iyaga ka mid ah soo soocaan oo ay waardiye ka dhigtaan,

Yexesqeel 33

Yexesqeel 33:1-7