Yexesqeel 32:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaan dhulka kaaga tegi doonaa, oo berrin bannaan baan kugu xoori doonaa, oo waxaan ka dhigi doonaa inay haadka samada oo dhammu kugu dul fadhiyaan, oo dugaagga dunida oo dhan ayaan kaa dherjin doonaa.

Yexesqeel 32

Yexesqeel 32:3-6