Yexesqeel 32:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qabuurahoodu waxay ku yaalliin yamayska meelaha ugu hooseeya, oo guutadiisuna waxay ku wareegsan tahay qabrigiisa. Kuwii dalka kuwa nool cabsigelin jiray oo dhan waa la wada laayay, oo seef bay ku le'deen.

Yexesqeel 32

Yexesqeel 32:15-25