Yexesqeel 31:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haadka samada oo dhammu buulashooda ayay laamihiisa ka dhex samaysteen, oo dugaagga duurka oo dhammuna laamihiisay gabnahooda ku hoos dhaleen, oo quruumaha waaweyn oo dhammuna hooskiisay degganaayeen.

Yexesqeel 31

Yexesqeel 31:3-15