Yexesqeel 31:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, kii reer Ashuur wuxuu u ekaa geed kedar ah oo Lubnaan ku dhex yaal, oo wuxuu lahaa laamo qurxoon iyo hoos weyn, oo wuu sarajoog dheeraa, oo dhaladiisuna waxay gaadhay tan iyo daruuraha.

Yexesqeel 31

Yexesqeel 31:1-11