Yexesqeel 30:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, maalintii waa soo dhow dahay, maalintii Rabbigu waa soo dhow dahay, waana maalin daruuro madow leh, oo waxay noqon doontaa wakhtigii quruumaha.

Yexesqeel 30

Yexesqeel 30:1-9