Yexesqeel 30:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Masriyiinta waxaan ku kala eryi doonaa quruumaha dhexdooda, waddammadana waan ku kala dhex firdhin doonaa, oo waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.

Yexesqeel 30

Yexesqeel 30:16-26