Yexesqeel 30:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo webiyaashana waan wada engejin doonaa, oo dalkana gacanta sharrowyada waan ka iibin doonaa, oo dalka iyo kuwa dhex degganba waxaan ku wada baabbi'in doonaa gacanta shisheeyayaasha. Aniga Rabbiga ah ayaa saas ku hadlay.

Yexesqeel 30

Yexesqeel 30:4-22