Yexesqeel 30:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Waxaan ka dhigi doonaa in dadka badan ee Masar ay gacanta Nebukadresar oo ah boqorka Baabuloon ku dhammaadaan.

Yexesqeel 30

Yexesqeel 30:2-14