Yexesqeel 3:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse reer binu Israa'iil dooni maayaan inay ku maqlaan, maxaa yeelay, dooni maayaan inay aniga i maqlaan, waayo, reer binu Israa'iil oo dhammu waa dad weji adag oo qalbi qallafsan.

Yexesqeel 3

Yexesqeel 3:3-14