Yexesqeel 3:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase ahaatee haddaad ninka xaqa ah u digtid, si uusan ka xaqa ahu u dembaabin oo uusan dembi u samayn, markaas hubaal wuu noolaan doonaa, maxaa yeelay, wuu digniin qaatay, adiguna naftaadii waad samatabbixisay.

Yexesqeel 3

Yexesqeel 3:12-27