Yexesqeel 29:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas ayaan reer binu Israa'iil gees u soo bixin doonaa, oo iyaga dhexdooda ayaan kaaga hadlin doonaa; oo waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.

Yexesqeel 29

Yexesqeel 29:17-21