Yexesqeel 29:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo mar dambena siima ay ahaan doonto kalsoonidii reer binu Israa'iil taasoo xumaantoodii soo xusuusisa markay xaggooda fiiriyaanba, oo waxay ogaan doonaan inaan anigu ahay Sayidka Rabbiga ah.

Yexesqeel 29

Yexesqeel 29:10-20