Yexesqeel 29:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maxaabiista Masar baan soo celin doonaa, oo waxaan ka dhigi doonaa inay dalkii Fatroos oo ah dalkii ay ku dhasheen ku noqdaan, oo waxay halkaas ku ahaan doonaan boqortooyo hoosaysa.

Yexesqeel 29

Yexesqeel 29:6-19