Yexesqeel 28:19-21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

19. Dadyowga dhexdooda kuwa kugu yaqaan oo dhammu adigay kula yaabi doonaan, cabsi baad noqotay, oo weligaana mar dambe ma aad jiri doontid.

20. Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh,

21. Wiilka Aadamow, wejigaaga Siidoon u jeedi oo iyada wax ka sii sheeg,

Yexesqeel 28