Yexesqeel 28:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad ahayd keruubkii subkanaa ee wax dabooli jiray, oo aniga ayaa saas kaa dhigay si aad buurta quduuska ah ee Ilaah u joogtid. Oo waxaad hor iyo dib ugu dhex socon jirtay dhagaxyo dab ah.

Yexesqeel 28

Yexesqeel 28:4-20