Yexesqeel 27:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wakhtigii badaha lagugu jebiyey biyaha moolka dheer dhexdooda ayaa baayacmushtarkaagii iyo guutadaadii oo dhammuba kugu wada dhex baabbi'iyeen.

Yexesqeel 27

Yexesqeel 27:33-36