Yexesqeel 27:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intay ooyayaan ayay baroor kuu qaadi doonaan, oo waxay ku barooran doonaan iyagoo leh, Turosta badda dhexdeeda ku baabba'day, bal magaaladee baa la mid ah?

Yexesqeel 27

Yexesqeel 27:31-33