Yexesqeel 27:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa la maqli doonaa iyagoo kuu barooranaya, oo si qadhaadh ayay u ooyi doonaan, oo madaxooday boodh ku dul shubi doonaan, oo dambaskay ku galgalan doonaan.

Yexesqeel 27

Yexesqeel 27:28-32