Yexesqeel 27:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wedaan iyo Yaawaan waxay alaabtaada kaga baayacmushtareen dun, oo alaabtaadana waxaa ka mid ahaa bir dhalaalaysa iyo kasiya iyo kalamus.

Yexesqeel 27

Yexesqeel 27:13-21