Yexesqeel 27:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dalka Yahuudah iyo dalka Israa'iilna way kula baayacmushtari jireen, oo waxay alaabtaada kaga baayacmushtari jireen sarreenkii Minniid, iyo fannag macaan, iyo malab, iyo saliid, iyo beeyo.

Yexesqeel 27

Yexesqeel 27:8-21