Yexesqeel 26:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagu gabdhahaaga berrinka jooga seef buu ku wada layn doonaa, oo qalcado buu kuu samaysan doonaa, oo tuulmo buu kuu tuulan doonaa, oo gaashaan weyn ayuu kor kuugu qaadan doonaa.

Yexesqeel 26

Yexesqeel 26:1-18