Yexesqeel 26:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagu derbiyada Turos way baabbi'in doonaan, oo munaaradaheedana way dumin doonaan, oo ciiddeedana waan ka xoqi doonaa, oo dhagax diiran oo kale baan ka dhigi doonaa.

Yexesqeel 26

Yexesqeel 26:1-9