Yexesqeel 26:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan kaa dhigi doonaa cabsi, oo innaba mar dambe siima aad jiri doontid. Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, In kastoo lagu doondoono kol dambe laguma heli doono.

Yexesqeel 26

Yexesqeel 26:13-21