Yexesqeel 26:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidka Rabbiga ahu wuxuu reer Turos ku leeyahay, Markii kuwa dhaawaca ahu cabaadaan oo dad badan dhexdaada lagu laayo, sow jasiiraduhu sanqadha dhiciddaada kama gariiri doonaan?

Yexesqeel 26

Yexesqeel 26:7-20