Yexesqeel 26:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qoobabka fardihiisa ayuu jidadkaaga oo dhan kula tuman doonaa, oo dadkaagana seef buu ku wada layn doonaa, oo tiirarkaaga adadaguna dhulkay ku soo dhici doonaan.

Yexesqeel 26

Yexesqeel 26:9-21