Yexesqeel 25:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal eeg, gacantaydaan reer Falastiin ku dul fidin doonaa, oo reer Kereetiimna waan gooyn doonaa, oo kuwa badda xeebteeda ku hadhayna waan baabbi'in doonaa.

Yexesqeel 25

Yexesqeel 25:12-17