Yexesqeel 25:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaan u sii dayn doonaa dadka reer bari inay reer Cammoon ku kacaan, oo hanti ahaan baan iyaga u siin doonaa si aan reer Cammoon mar dambe quruumaha dhexdooda loogu soo xusuusan,

Yexesqeel 25

Yexesqeel 25:1-15